Wadooyinka Xirfad Shaqo

Ma hubi waxa aad ka raadinayso u guuritaanka xirfad shaqo ee soo socda?

O*NET Interest Profiler waa qalab bixiya fursado shaqo oo ku salaysan jawaabahaaga aad ka bixiso su’aalaha ku xeeran danahaaga iyo heerka khibradaada shaqo.

My Next Move waa qalab is dhexgal ah oo aad isticmaali karto si aad wax badan uga barato fursadaha shaqo. My Next Move waxa uu leeyahay muuqaalo aad ka daawan karto si aad wax uga barato xirfad shaqo kasta oo goobtu ku sharxi doonto hawlaha, xirfadaha, mushaharka, iyo in ka badan 900 oo shaqo oo kala duwan. Ku raadso xirfad shaqo raadinta ereyga muhiimka ah ama adoo baadhaya shaqooyinka shaqaalaysiiyo noocyada kala duwan oo shaqaale ah.

Haddii aad maskaxdaada ku hayso guuritaankaaga xiga ee xirfad shaqo, guji cinwaanka shaqada hoose si aad wax badan uga barato xirfadaha shaqadaas, mushaharka, iyo waxyaaba kale oo badan.

Wali ma hubtid miyaa? Wac, iimayl udir, la sheekayso, ama booqo Maine CareerCenter

Shahaadada Masterka

Shahaadada Kowaad ee Jaamacada

Shahaadada Asooshiyeetka

Barnaamijyada Shahaadada

Barnaamijyo aan shaqaado laga qaadanin

Xiriirinta Goobaha Dhinac saddexaad

Waxaad ka tagaysaa website-ka Daryeelida ME oo laguu wareejinayo degel dhinac saddexaad ah. Fadlan ogow, ma lihin ama ma cusboonaysiinno goobta laguu wareejinayo. Qaar ka mid ah waxa ku jira goobta ayaa laga yaabaa in aanay cusbayn.