Dhigaalo

Si daryeelka tooska ah iyo shaqaalaha habdhaqanku u taageeraan macaamiishooda, waxay u baahan yihiin in sidoo kale la taageero. Gobolka Maine waxa uu leeyahay dhowr qalab oo lagu “daryeelayo daryeel-bixiyeyaasha.” Isticmaal dhigaalada ku qoran boggan si aad uga hortagto walaaca aadna u hesho taageero dheeraad ah.

La hadal xirfadle si uu kuugu hago dhigaaladan

Collapse icon Expand icon
Sharciyada Shaqaalaysiinta ee Gobolka Maine

Qaybta Mushaharka iyo Saacadda ee Waaxda Maine ee Shaqada waxay xoojisaa sharciga shaqada ee Maine dhammaan qaybaha shaqada. Shaqaalaha daryeelka tooska ah waxay siiyaan dadka Maine taageero aad u qiimo badan, haddana ku xadgudubyada sharciga shaqadu waa soo noqnoqotaa. Dukumeentigani wuxuu ku hagayaa shaqaalaha daryeelka tooska ah xuquuqaha aasaasiga ah iyo xadgudubyada caadiga ah ee goobta shaqada.

Collapse icon Expand icon
Caymiska Caafimaadka

Suuqa caymiska caafimaadka ee gobolka Maine ee shaqaalaha kuwaas oo aan u qalmin dheefaha loo-shaqeeyaha uu kafaala qaado.

Collapse icon Expand icon
Ikhtiyaarada Xannaanada Ilmaha

Barnaamijka Kaalmada Daryeelka Ilmaha (CCSP) waxa uu caawiyaa qoysaska xaqa u leh in ay iska bixiyaan kharashka daryeelka carruurta si ay waalidiintu u shaqeeyaan, dugsiga u aadaan, ama uga qaybqaataan barnaamijka tababarka shaqada. CCSP waxa kale oo diyaar u ah qoysaska u qalma halka ay dadka waaweyn ay yihiin hawlgab oo ayna yihiin masuulka sharciga ah ee ilmaha.

Maine waxa ay leedahay doorashooyin xanaano caruur oo kala duwan si loo daboolo baahiyaha kala duwan ee qoysaska. Soo hel dhigaalada kaa caawin doona inaad qoyskaaga u samayso doorashada daryeelka ilmaha ee ugu fiican!

Kiridhitkani waxay la mid tahay 25% ee kiridhitka dawlada dhexe iyo kharashka daryeelka ilmaha ku tiirsan. Kiridhitku wuu labanlaabmaa haddii kharashyadu ay la xiriiraan bixiye daryeel ilmo oo tayo leh. Kiridhitkan sidoo kale waa la soo celin karaa ilaa $500.

Collapse icon Expand icon
Kharashyada Ardayga
Collapse icon Expand icon
Dhigaalada Guryaynta

Guriyeynta Maine waxay wax ka qabataa dhibaatooyinka aan badbaadada lahayn, aan ku habboonayn, dadka ka bateen, iyo guryaha aan la awoodi karin waxayna bixisaa tiro ka mid ah barnaamijyada guriyeynta federaalka, oo ay ku jiraan Barnaamijka Canshuurta Guryaha Dadka Dakhliga Hoose, Barnaamijyada Kaalmada Kirada Qaybta 8, Barnaamijka Deeqaha Xalka Degdegga ah, Barnaamijka Cimilada, Barnaamijka Kaalmada Tamarta Guriga Dadka Dakhliga Hoose, iyo kuwa kale. Barnaamijyada noocan oo kale ah waxay yareeyaan kharashyada la xiriira guryaha ee dadka Maine.

Collapse icon Expand icon
Khayraadka Loo-shaqeeyaha

Daryeelida ME waxay bixisaa dhowr siyaabood oo loo-shaqeeyayaashu ay u isticmaali karaan agabka ololaha si ay uga caawiyaan qorista shaqaalaha daryeelka tooska ah iyo caafimaadka dabeecadda. Soo deji qalabka shaqo qorista si aad wax badan uga barato agabyada jira.

Xogta qaranka ee qorista iyo haynta shaqaalaha daryeelka
Collapse icon Expand icon
Maareynta Walaaca

StrengthenME waa barnaamij ay maalgaliso DHHS kaasoo ku bixiya maaraynta walaaca si bilaashka ah iyo dhigaalada adkeysiga dadka Maine ee la tacaalaya walaaca.

StrengthenME waxay bixisaa barnaamijyo iyo adeegyo badan oo lacag la’aan ah oo ay naqshadeeyeen Work Force EAP, oo ah bixiye hormuud u ah kaalmaynta shaqaalaha iyo barnaamijyada shaqada/nolosha, gaar ahaan shaqaalaha daryeelka caafimaadka kuwaas oo kala kulma walaac xooggan sabab la xiriirta saameynta joogtada ah ee COVID-19 ku hayo bulshooyinka Maine oo dhan.

Maine FrontLine WarmLine

Maine Frontline Warmline waa khad diirran oo loogu talagalay shaqaalaha bixiya daryeelka caafimaadka, ka jawaabayaasha xaaladaha degdegga ah, macalimiinta iyo shaqaalaha kale ee dugsiga, iyo shaqaalaha kale ee kujira safka hore ee la tacaalaya walaaca. Shakhsiyaadka taageerada raadinaya waxay ka wici karaan inta u dhaxaysa 8 a.m. iyo 8 p.m. 7 maalmood usbuucii lambarka (207) 221-8196 si aad qof ula hadasho. Adeeggu waa mid bilaash ah oona qarsoodi ah.

Boodhadhka Frontline Warmline ee lagu dhajiyo Goobta shaqada:

Kooxaha Siiya Taageerada Shaqaalaha Bixiya Daryeelka Caafimaadka
  • Kulanka Zoom ee Ururka Caafimaadka Maine ee loogu talagalay Bixiyeyaasha Inta lagu jiro cudurka Safmarka ah ee COVID-19: Wadahadallada onlaynka ah Talaada kasta laga bilaabo 6-7:30 p.m. todobaad kasta. Ujeeddadu maaha dood rugeed balse, taa beddelkeeda, inaad si fudud ugu beer-jileecdo oo aad uga mahadceliso saaxiibbadaada takhaatiirta ah inta lagu jiro wakhtigan adag iyo waqtiga isku-dayga bixiyeyaasha caafimaadka ay ku shaqeeynayaan xaaladahan oo kale oo adag.https://zoom.us/j/111313123 ama 1-646-876-9923, 111313123# Iimayl dmorin@mainemed.com baasweer.
  • Maine Osteopathic Association: Toddobaadle “Gole Furan” ee loogu talagalay xubnaha iyo bixiyeyaasha kale ee daryeelka caafimaadka. Habeenka Arbacada 7pm. Fadlan iimayl u soo dir Amanda Richards arichards@mainedo.org si aad u hesho baasweerka. https://zoom.us/j/9869604626?pwd=RG5hRlJYRzRPNWovNFhUSFVKTXp1dz09 Meeting ID (Aqoonsiga Kulanka): 986 960 4626
  • Kulamada Taageerada Onlaynka ah ee Hanley: Khamiista laga bilaabo 4-6 pm https://zoom.us/j/9756185852?pwd=cjMrdkt0Ny96eHZxdlVpc0tyaDFGUT09
    Kooxda Facebook-ga ee Fayo-qabka Shucuur ee Dhakhaatiirta Haweenka COVID-19: (@PoojaLakshmin): https://www.facebook.com/groups/235295047624227/
  • MaineHealth’s Resiliency ECHO Sessions: ECHO waxay diiradda saari doontaa sii wadida fayoobaanta iyo adkeysiga kooxaha bixiya daryeelka caafimaadka jah-wareerka ee soo shaac baxay. Khubaro ka socda MaineHealth, Iskaashatada Caafimaadka Maine, iyo Daryeelka Habdhaqanka ee Maine ayaa hogaamin doona kulamo diirada lagu saarayo daryeelka caafimaadkaaga shucuureed bilaha soo socda si ay kaaga caawiyaan inaad ilaaliso fayoobaantaada oo ay awood kuu siiso inaad si fiican uga jawaabto baahiyaha degdega ah. Arbaco Kasta Laga bilaabo 12:00pm-12:50pm https://echo.zoom.us/j/156379662 (Wicitaano Zoom oo Dad badan wax kharash ahna aan la bixinaynin)

Xiriirinta Goobaha Dhinac saddexaad

Waxaad ka tagaysaa website-ka Daryeelida ME oo laguu wareejinayo degel dhinac saddexaad ah. Fadlan ogow, ma lihin ama ma cusboonaysiinno goobta laguu wareejinayo. Qaar ka mid ah waxa ku jira goobta ayaa laga yaabaa in aanay cusbayn.